qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Hordhaca Documentary Ku Saabsan Riyadii Rumowdey Ee Waddada Ceerigaabo Iyo Wasiir Cali Mareexaan Oo Ka Soo Dhalaalay Hawshii Uu U Hayey Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland
December 27, 2016 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNeww24)-Ku Soo Dhawaada Hordhaca Documentary Ku Saabsan Riyadii Rumowdey Ee Waddada Ceerigaabo Iyo Wasiir Cali Mareexaan Oo Ka Soo Dhalaalay Hawshii Uu U Hayey Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Wasiirka Oo Tan Iyo Intii Xilka Loo Magacaabay Dardar Geliyey Dhismaha Waddada Isku Xidha Gobollada Togdheer Iyo Sanaag, Waddaas Oo Uu Hadda Dhismaheedu Gebogebo Ku Dhow Yahay.

By: Aarjeberti.
WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News