qorilugudnews24.com
War Culus: Daawo Waraysi Hordhac Ah Oo Lala Yeeshay Ra’iisal Wasaarihii Hore Maamulka Somalia, Md. Md. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, Kashifayna Wax Badan Oo Huursanaa.
December 30, 2016 - Written by qoriadmin

Nairoobi-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Waraysi Hordhac Ah Oo Lala Yeeshay Ra’iisal Wasaarihii Hore Maamulka Somalia, Md. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, Isaga Oo Kasshifay Wax Badan Oo Huursanaa, Cadeeyeyna In Ay Magaalada Nairobo Ku Wada Kulmeen Weftigii Hoggaanka Sare Ee Xisbiga Waddani, Kana Wada Hadleen Arrimaha Midnimada Soomaaliya.

By: Digtoorka.

COMMENTS
Latest News