qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Budh-Cad Berri Hubaysan Oo Ka Dilaacday Jidka Dheer Ee Isku Xidha Magaalooyinka Oog Iyo Guumeys Ee Gobolka Sool, Kuwaas Oo Dhibaato Ba’an Ku Haya Dadka Iyo Gaadiidka Waddaasi Ku Safra.
January 5, 2017 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Budh-Cad Berri Hubaysan Ayaa Ka Dilaacday Jidka Dheer Ee Isku Xidha Magaalooyinka Oog Iyo Guumeys Ee Gobolka Sool, Budh-Cadaas Oo Dhibaato Ba’an Ku Haya Dadka Iyo Gaadiidka Waddaasi Ku Safra, Iyada Oo Habeenkii Xalay Ahaa Raas La Beegsaday Gaadhi Rakaab Ah Oo Halkaasi Maraayey Dhawacna U Geystey 3 Ruux Oo Ka Mid Ahaa Dadkii Gaadhigaasi Saarnaa.

By: Aarjeberti.
WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News