qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Bulshooyinka Ku Dhaqan Degmooyinka Arabsiyo Iyo Gabiley Oo Soo Dhaweyn Mug Iyo Miisaan Leh Ku Qaabilay Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayey Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen.
January 5, 2017 - Written by qoriadmin

Gabiley-(QN24)-Bulshooyinka Ku Dhaqan Degmooyinka Arabsiyo Iyo Gebiley Ayaa Soo Dhaweyn Mug Iyo Miisaan Leh Ku Qaabilay Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayey Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen, Halkaas Oo Ay Isugu Soo Baxeen Kumaan Qof Oo Sitey Calanka Muuqa Dheer Ee Xisbiga Tallada Haya Ee Kulmiye Boodhadh Lagu Soo Xardhay Hal-Ku Dhigyo Iyo Sawirka Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen.

By: Aarjeberti.
WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News