qorilugudnews24.com
Munaasibad Ballaadhan Oo Lagu Taageerayey, Isla Markaana Lagu Soo Dhaweynayey Siyaasi Xuseen Badmaax Iyo Taageerayaashiisii Oo Maanta Ku Soo Biiray Xisbiga Tallada Haya Ee Kulmiye Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa.
January 5, 2017 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Munaasibad Ballaadhan Oo Lagu Taageerayey, Isla Markaana Lagu Soo Dhaweynayey Siyaasi Xuseen Xasan Badmaax Iyo Taageerayaashiisii Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Soo Biiray Xisbiga Tallada Haya Ee Kulmiye Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa, Munaasibaddaas Oo Ay Ka Soo Qayb-Galeen Saraakiisha Gababkii Jamaal Cali Xuseen Iyo Marti Sharaf Kale Oo Badan.

By: Aarjeberti.
QN24 WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News