qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Burco Loogu Sameeyey Alle Ha U Naxariistee Guddoomiyihii Wasaaradda Waxbarashada Ee Gobolka Sanaag Marxuum Maxamed Saalax Xaji Xasan (Aniis) Oo Shalay Ku Geeriyoodey Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Tuulada Karasharka Ee Waqooyiga Magaalada Burco.
January 6, 2017 - Written by qoriadmin

Burco-(QN24)-Waxaa Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaalada Burco Alle Ha U Naxariistee Guddoomiyihii Wasaaradda Waxbarashada Ee Gobolka Sanaag Marxuum Maxamed Saalax Xaji Xasan (Aniis) Oo Shalay Ku Geeriyoodey Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Tuulada Karasharka Ee Waqooyiga Magaalada Burco, Aaskaas Marxuumka Oo Ay Ka Soo Qayb Galeen Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminayey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi.

By: Aarjeberti.
WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News