qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow Oo Ka Qayb-Galay Aaskii Alle Ha U Naxariistee Guddoomiyihii Wasaaradda Waxbarashada Ee Gobolka Sanaag Marxuum Maxamed Saalax Xaji Xasan (Aniis) Oo Shalay Ku Geeriyoodey Shil Gaadhi.
January 6, 2017 - Written by qoriadmin

Burco-(QN24)-Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow Ayaa Maanta Ka Soo Qayb-Galay Aaskii Qaran Ee Maanta Magaalada Burco Loogu Sameeyey Alle Ha U Naxariistee Guddoomiyihii Wasaaradda Waxbarashada Ee Gobolka Sanaag Marxuum Maxamed Saalax Xaji Xasan (Aniis) Oo Shalay Ku Geeriyoodey Shil Gaadhi.

By: Aarjeberti.
WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News