qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Oo Soo Dhaweeyey Taageerayaal Badan Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Midnimada Iyo Horumarinta Somaliland Ee Kulmiye.
January 6, 2017 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Md. Xasan Cabdillaahi Mataan Ayaa Soo Dhaweeyey Taageerayaal Badan Oo Ku Soo Biiray Xisbiga Midnimada Iyo Horumarinta Somaliland Ee Kulmiye, Taageerayaashaas Oo Ka Soo Hayaamay Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Kaddib Markii Ay Ku Soo Hungoobeen.

By: Digtoorka.

COMMENTS
Latest News