qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Munaasibad Loo Sammeeyey Saraakiil Ciidan Oo Maanta Ka Qalin-Jebiyey Kulliyadda Tababarka Ee Cabdillaahi Askar.
January 6, 2017 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Munaasibad Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimey Ayaa Maanta Loogu Qabtay Hoolka Weyn Ee Kulliyadda Cabdillaahi Askar Saraakiil Ciidan Oo Ka Qalin Jebisey Isla Kulliyaadaasi Tababarka Ciidanka Somaliland Ee Cabdillaahi Askar, Munaasibaddaas Oo Ay Ka Soo Qayb-Galeen Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Ee Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami Iyo Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Guuto Nuux Ismaaciil Taani.

By: Aarjeberti.
WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News