qorilugudnews24.com
Ogeysiis Muhiim Ah Oo Ku Wajahan Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Hargeysa, Gaar Ahaan Dadka Gaadiidleyda Ah Ee Sida Khaldan U Dhigta Baabuurtooda Meelaha Aan Haboonayn.
January 7, 2017 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waxaa La Ogeysiinayaa Dhammaan Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Hargeysa, Gaar Ahaan Dadka Gaadiidleyda Ah Ee Sida Khaldan U Dhigta Baabuurtooda Meelaha Aan Haboonayn Iyo Jidadka Hareerahooda, In Uu Dalka Yimi Baabuur La Yidhaahdo Qaate, Kaas Oo Ay Shaqadiisu Tahay In Uu Dalaco Gaadhi Ama Baabuur Kasta Oo Meel Khaldan La Dhigay, Mulkiilaha Gaadhigaasina Uu Mutaysan Doono Ganaax Culus Iyo Weliba Lacagtii Gaadhigiisa Lagu Dalacay Ama Lagu Jiidey Oo Uu Bixiyo, Haddaba Iska Jir In Aad Baabuurkaaga Meel Khaldan Dhigatid.

Wa Billaahi Tawfiiq,
By: Digtoorka.

COMMENTS
Latest News