qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ciidanka Waddooyinka Somaliland Oo Kaashanaya Ciidanka Booliska Somaliland Oo Hawl-Galo Culus Ka Bilaabay Dhamman Waddooyinka Soo Gala Iyo Kuwa Ka Baxa Magaalooyinka Waaweyn Ee Dalka Jamhuuriyadda Somaliland.
January 8, 2017 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QN24)-Ciidanka Waddooyinka Somaliland Oo Kaashanaya Qaybaha Kale Ee Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa Hawl-Galo Culus Ka Fuliyey Dhamman Waddooyinka Soo Gala Iyo Kuwa Ka Baxa Magaalooyinka Waaweyn Ee Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, Hawl-Galkaas Oo Lagu Beegsanayey Wadayaasha Gaadiidka Kala Duwan Ee Sida Khaldan U Adeegsada Waddooyinkaasi, Kuwaas Oo Inta Badan Sabab U Noqday Shilalka Gaadiidka Ee Galaaftay Nolosha In Badan Oo Bulshadeena Ka Mid Ahaa.

By: AarJeberti.
WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News