qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Hees Cusub Oo Ay Fannaanadda Ifraax Hargeisa U Qaaday Saygeeda Al-Fannaan Maxamed Axmed Bakaal Cirro.
January 8, 2017 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Hees Cusub Oo Ay Fannaanadda Ifraax Axmed Ciise (Ifraax Hargeisa) U Qaaday Saygeeda Al-Fannaan Maxamed Axmed Bakaal Cirro, Heestaas Oo La Magac Baxday ‘ Noloshu Degenaanta Weeyee”.

By: Weriye Axmed Xirsi Nayruush.

COMMENTS
Latest News