qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Taliyaha Guud Ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Maanta Soo Gaadhey Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil, Qalab Casri Ahna Ku Wareejiyey Ciidanka Raxanta Ee Ilaalada Baddaha Somaliland.
January 8, 2017 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Taliyaha Guud Ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Sareeye Guuto Cabdi Xirsi Ducaale Oo Ay Wehilanayeen Taliyeyaasha Saldhigyada Berbera Iyo Taliska Ciidanka Raxanta Ee Magaalada Berbera Ayaa Maanta Soo Gaadhey Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil, Taliyaha Ayaa Qalab Casri Ah Ku Wareejiyey Ciidanka Raxanta Ee Ilaalada Xeebaha Somaliland.

By: Aarjeberti.
WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News