qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Warar Sheegaya In Uu Suldaan Wabarkii Hore U Falaagoobey Soo Rogaal Celiyey Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Gobolka Awdal Oo Arrintaas Ka Hadlay, Beeniyeyna Jiritaanka Warkaasi La Isla Dhex Maraayo.
January 8, 2017 - Written by qoriadmin

Lughaya-(QorilugudNews24)-Waxa Beryahanba Isa Soo Taraayey Wararka Sheegaya In Uu Suldaan Wabarkii Hore U Falaagoobey Soo Rogaal Celiyey, Kuna Dhuumaalaysanayo Xadka U Dhaxeeyeya Somaliland Iyo Ethiopia, Balse Taliyaha Ciidanka Booliska Ee Gobolka Awdal General Xasan Ismaaciil Gacmo-Yare Oo Arrintaas Wax Laga Weydiiyey, Ayaa Meesha Ka Saaray Jiritaanka Warkaasi La Isla Dhex Maraayo, Kana Dhawaajiyey In Suldaan Wabar Waqtigan Xaadirka Ah Ku Sugan Yahay Dhinaca Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

By: AarJeberti.
WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News