qorilugudnews24.com
Daawo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Wacyi-Gelinta Iyo Dhaqanka Ee Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallo Ka Soo Yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.
January 9, 2017 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Wacyi-Gelinta Iyo Dhaqanka Ee Somaliland Md. Cismaan Cabdillaahi Saxardiid Cadaani Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadallo Ka Soo Yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Mr. Cirro, Kaas Oo Idaacadda Radio Hargeisa Ku Tilmaamay Idaacad Wada Xasuuq Dalka Somaliland Ka Dhaca, Arrintaas Oo Ay Shacabka Reer Somaliland Si Weyn Ula Yaabeen Kana Cadhaysiisay.

By: Aarjeberti.
WebNews Chief Editor

COMMENTS
Latest News