qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo La Yaabka Dunida Iyo Nin Reer Burco Ah Oo Hore U Qabey Saddex Xaas Oo Ay Saddexdiisii Xaas U Guuriyeen Xaaskii Afraad, Una Dhigeen Xaflad Iyo Aroos La Yaab Leh.
January 9, 2017 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Saddex Dumar Ah Oo Uu Qabey Nin Reer Burco Ahi Ayaa Sameeyey Wax Aad Loola Yaabay Oo Ku Cusub Dhigaha Bulshad Reer Somaliland Iyo Gebi Ahaanba Geyiga Ay Soomaalidu Degto, Kaddib Markii Ay Saddexdaas Dumar Ahi U Guuriyen Saygoodii Iyaga Qabey Xaaskii Afraad Ee Uu Guursado, Una Dhigeen Aroos Cajiib Ah Iyo Xaflad La Yaab Leh, Arrintaas Oo Dumar Badan Ka Nixisay Kana Yaabsatay.

By: Weriye Cali Nuur Fanka-Roox

COMMENTS
Latest News