qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Kulankii Pro. Axmed Ismaciil Samatar Iyo Dhallinyarada Shaqaysa Ee Xilalka Ka Haya Xukuumadda Xisbiga Kulmiye.
January 10, 2017 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Kulankii Pro. Axmed Ismaciil Samatar Iyo Dhallinyarada Shaqaysa Ee Xilalka Ka Haya Xukuumadda Xisbiga Kulmiye, Kulankaas Oo Isugu Jirey Casho Sharaf Lagu Maamuusaayey Pro. Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Is Xog Waraysi.

By: Aarjeberti.
WebNews Chief Editor

COMMENTS
Latest News