qorilugudnews24.com
Daawo Xildhibaan Dheeg Oo Dhaliilo Culus Dusha Ka Huwiyey Xisbiyada Qaranka Oo Uu Ku Sheegay In Aanay Ka War-Qabin Dadkoodii Oo Ay Abaari Ku Habsatey.
January 11, 2017 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Maxamuud Ismaaciil Dheeg Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Aqalka Golaha Guurtida Ee Somaliland Ayaa Dhaliilo Culus Dusha Ka Huwiyey Xisbiyada Qaranka Oo Uu Ku Sheegay In Aanay Haba Yaraatee Ka War-Qabin Dadkoodii Oo Ay Abaari Ku Habsatey, Kuna Baaqay In Dalka Xaalad Deg Deg Ah La Geliyo.

By: Aarjeberti
WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News