qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddida Beelaha Habar-Jeclo Ee Horseed Oo Baaq Culus Ka Soo Saaray Xaaladda Abaareed Ee Ka Jirta Gobollada Bari Ee Somaliland, Soona Dhaweeyey Hawlaha Shiidal Baadhiseed Ee Dalka Ka Socda.
January 11, 2017 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Guddida Beelaha Habar-Jeclo Ee Horseed Ayaa Oo Baaq Culus Ka Soo Saaray Xaaladda Abaareed Ee Ka Jirta Gobollada Bari Ee Somaliland, Waxayna Ugu Baaqeen Xisbiyada Qaranka Iyo Xukuumadda Somalilandba In Ay Si Hagar La’aan Ah Uga Qayb-Qaataan Sidii Dadkaasi Loo Samato bixin Lahaa Loona Gargaari Lahaa, Waxa Kale Oo Ay Guddidani Soo Dhaweeyeen Hawlaha Shiidal Baadhiseed Ee Dalka Ka Socda.

By: Aarjeberti.
WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News