qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweynaha Maamulka GalMudug Oo Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Xil Ka Qaadistii Ay Maanta Ku Sameeyeen Baarlamaanka Maamulkaasi GalMudug.
January 11, 2017 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Maamulka GalMudug Md. Cabdikariin Xuseen Guuleed Oo Waqti Xaadarirkan Ku Sugan Magaalada Muqdisho Ee Maamulka Dalka Somalia Ayaa Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Xil Ka Qaadistii Ay Maanta Ku Sameeyeen Baarlamaanka Maamulkaasi GalMudug Ee Uu Isagu Ka Taliyo, Arrintaas Oo Uu Ku Tilmaamay Wax Lagu Qoslo.

By: Weriye Jeylani Iikar Abati.
QorilugudNews24 News Desk/Mugadishu Office.

COMMENTS
Latest News