qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Saldhig Military Oo Beryahanba La Hadal Hayey In Dawladda Dalka Imaraadka Carabtu Doonayso In Ay Ka Samaysato Magaalada Berbera Iyo Arrinta Suldaan Wabar.
January 11, 2017 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire Ayaa Ka Hadlay Saldhig Military Oo Beryahanba La Hadal Hayey In Dawladda Dalka Imaraadka Carabtu Doonayso In Ay Ka Samaysato Magaalada Berbera, Saldhigaas Oo Uu Cadeeyey In Ay Jirto In Dawladda Imaraadku Weydiisatey Somaliland Balse Aan Weli Wax Go’aan Ah Laga Gaadhin, Waxa Kale Oo Uu Wasiir Sacad Hadlay Arrinta Suldaan Wabar Oo Hadda Ku Sugan Sida La Xaqiijiyey Gudaha Dalka Ethiopia, Balse Aanu Ogeyn Ujeedada Uu U Joogo Iyo Cidda Ka Dambaysa.

By: Aar Jeberti.
WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News