qorilugudnews24.com
Daawo Madaxii Abaabulka Iyo Wacyi-Gelinta Gobolka Maroodi-Jeex Ee Xisbiga Waddani Marwo Samsam Diiriye Suudi (Samsam Waddani) Oo Gebi Ahaan Iska Casishey Xilkii Iyo Xubinimadi Xisbiga Waddani Iyo Sababaha Ay Isu Casishey Oo Ay Sheegtay.
January 12, 2017 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxii Abaabulka Iyo Wacyi-Gelinta Gobolka Maroodi-Jeex Ee Xisbiga Waddani Marwo Samsam Diiriye Suudi (Samsam Waddani) Ayaa Gebi Ahaan Iska Casishey Xilkii Iyo Xubinimadi Xisbiga Waddani, Iyada Oo Faaf-Faahisay Sababaha Ay Isu Casishey Iyo Waxa Ay Ka Biyo-Diideyba, Haddaba Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Dhammaystiran.

By: Aarjeberti.
WebNews Chief Editor.

COMMENTS
Latest News