qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wakiilka Somaliland Ee Dalka UK, Ms Ayan Ashur Oo Kabaha La Dulmartay Weriyaha Hawl-Gabka Ah Ee Weli Ku Sii Hadhay Idaacadda BBC-da Mr. Cabdinour Isaxaq, Ninkaas Oo Aan Marnaba Qarsan Nacaybka Uu U Qabo Shacabka Somaliland.
May 20, 2017 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland Ee Dalka UK, Ms Ayan Mohamoud Ashour Ayaa Kabaha La Dulmartay Dhulkana Ku Jiidey Weriyaha Hawl-Gabka Ah Ee Weli Ku Sii Hadhsan Idaacadda BBC-da, Gaar Ahaan Laanta Afka Somaliga Ee BBC-da Mr. Cabdinuur Isaxaaq, Ninkaas Oo Aan Marnaba Qarsan Nacaybka Uu U Qabo Shacabka Somaliland Iyo Horumarka Ay Gadheen.

By: Aarjeberti
QN24 WebNews Chief Editor

COMMENTS
Latest News