qorilugudnews24.com
La Yaabka Dunida: Weligaa Ma Maqashay Qiso Dhab Ah Oo Ku Saabsan Dameer La Sheegay In Uu Ku Xidhnaa Mid Ka Mid Ah Xabsiyadii Ugu Adkaa Xabsiyadii Ku Yaaley Dalkii La Odhan Jirey Soomaaliya, Dameerkaas Oo Xabsiga Ku Jirey Muddo Ka Badan 12 Sannadood.
September 24, 2017 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Gabaygii Darmaan Iyo Dalxiis Oo Ku Salaysan Qiso Dhab Ah Oo Ka Dhacday Xabsigii Laanta-Buuro Ee Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeellada Hoose Iyo Abwaan Cabdi Qays Iyo Dameerkii Jeelka Kula Xidhnaa, Dameerkaas Oo Xabsigaas Ku Jirey Muddo 12 Sannadood Ah.




Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News