qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Siilaanyo Iyo Weftigii Ballaadhnaa Ee Uu Hoggaaminaayey Oo Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Deegaanada Gobolka Sool, Gaar Ahaan Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool, Mashaariic Horumarineed Oo Uu Madaxweynuhu Xadhigga Ka Jaray, Halka Uu Qaar Kalena Dhagax Dhigay.
October 19, 2017 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamuud Siilaanyo Iyo Weftigii Ballaadhnaa Ee Uu Hoggaaminaayey Ayaa Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Deegaanada Gobolka Sool, Gaar Ahaan Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool, Halkaas Oo Uu Madaweynuhu Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgeliyey Gudaha Magaalada Laascaanood, Halka Uu Qaar Kalena Dhagax Dhigay.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamaiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News