qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargeysa Loogu Sameeyey Alle Ha U Naxariistee Fannaanaddii Ugu Horeysey Ee Soomaaliyeed Ee Heesta, Marxuumad Xaajiyo Shamis Abokor Ismaaciil Jaamac (Guduudo Carwo), Oo Saaka Hiirtii Waaberi Ku Geeriyootey Magaalada Hargeysa.
December 8, 2017 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waxaa Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaalada Hargeysa Alle Ha U Naxariistee Fannaanaddii Ugu Horeysey Ee Soomaaliyeed Ee Heesta, Marxuumad Xaajiyo Shamis Abokor Ismaaciil Jaamac (Guduudo Carwo), Oo Saaka Hiirtii Waaberi Ku Geeriyootey Magaalada Hargeysa.
Innaa Lillaahi Waa Innaa Ileyhi Raajicuun, Illaahay Ha U Naxariisto Marxuumad Xaajiyo Shamis Abokor Ismaaciil Jaamac, Innagana Dhammaanteen Samir Iyo Imaan Ha Inaga Siiyo..Aamiin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News