qorilugudnews24.com
Golihii Xukuumadda Cusub Ee Laga Sugaayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Lagu Dhawaaqay Iyo Dareenada Ku Xeeran.
December 14, 2017 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Golihii Xukuumadda Cusub Ee Laga Sugaayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Lagu Dhawaaqay, Golahaas Oo Ka Kooban 23 Wasiir Iyo 9 Wasiir Ku-Xigeeno, Sidaana Waxa Lagu Sheegay War-Saxaafaddeed Ka Soo Baxay Aqalka Madaxtooyada Oo Uu Saxaafadda U Akhriyey Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Mr. Xuseen Aadan Cige Deyr.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News