qorilugudnews24.com
Saraakiisha Ciidamada Militariga Iyo Booliska Somaliland Ee Gobolka Sanaag Oo Digniin Culus U Diray Dadka Ku Hawlan Waqtigan Deegaameynta Cusub.
December 14, 2017 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Saraakiisha Ciidamada Militariga Iyo Booliska Somaliland Ee Gobolka Sanaag Ayaa Digniin Culus U Diray Dadka Ku Hawlan Waqtigan Deegaameynta Cusub, Waxayna Sheegeen In Tallaabo Adag Laga Qaadi Doono Cid Kasta Oo Isku Dayda In Ay Samayso Deegaameyn Cusub Oo Sharci Darro Ah, Arrintaas Oo Hore Go’aamo Adag Looga Soo Saaray.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News