qorilugudnews24.com
Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Shaqo Gelinta Iyo Horumarinta Arrimaha Bulshada Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Oo Ka Dareen Celisey Xilka Cusub Ee Uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi U Magacaabay.
December 14, 2017 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Shaqo Gelinta Iyo Horumarinta Arrimaha Bulshada Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Oo Maanta U Waramaysey Bulsho Tv, Ayaa Ka Dareen Celisey Xilka Cusub Ee Uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi U Magacaabay, Waxayna Madaxweynaha Uga Mahadcelisey Xilkaas Cusub Ee Uu U Magacaabay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News