qorilugudnews24.com
Halkan Ka Dawo Jabkii Maleeshiyada Puntland Ka Gaadhey Deegaanka Tuke-Raq, Kadib Markii Ay Halkaas Isku Fara-Saareen Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Ee Jamhuuriyadda Somaliland.
January 9, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Jabkii Maleeshiyadii Maamul-Goboleedka Puntland Ka Gaadhey Deegaanka Tuke-Raq Ee Duleedka Magaalada Garoowe, Kadib Markii Ay Halkaas Isku Fara-Saareen Dhawaan Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News