qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Dad Ajaanib Ah Oo Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumaysanayey Meelo Ka Mid Ah Ee Xeebaha Galbeed Ee Badda Somaliland.
February 9, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland Ayaa Gacanta Ku Soo Dhigay Dad Ajaanib Ah Oo Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumaysanayey Meelo Ka Mid Ah Ee Xeebaha Galbeed Ee Badda Somaliland, Kuwaas Oo Guranaayey Noocyo Kala Duwan Oo Kalluun Ah Oo Ay Qaar Ka Mid Ahi Yihiin Mabnuuc In La Ugaadhsado.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News