qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Deegaanka Dararwayne Ee Ay Colaadda Iyo Abaaruhu Ragaadiyeen Oo Maanta La Soo Gaadhsiiyey Deeqo Kala Duwan Oo Ay Soo Bixisay Hay’adda Bisha Cas Ee Dalka Imaraadka Carabta.
February 9, 2018 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Deegaanka Dararwayne Ee Koonfurta Degmada Ceel-Afweyn Ayaa Maanta La Soo Gaadhsiiyey Deeqo Kala Duwan Oo Ay Soo Bixisay Hay’adda Bisha Cas Ee Dalka Imaraadka Carabta, Deegaankaas Oo Ay Aafeeyeen Colaad Saddex Jirsatey Oo Abaaro Gaag-Mareeba Ah Oo Iyaguna Shan Jirsadey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News