qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Shalay Iyo Maanta Xil Wareejintii Guddoomiyeyaashii Gobolka Togdheer Ee Mr. Qabyo Tire Iyo Mr. Ramaax Iyo Sida Ay Hadalladoodu U Kala Fog Yihiin, Una Kala Qiimo Badan Yhiin, Arrintaas Oo Noqotay Odey Ka Sheekee.
February 9, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Shalay Iyo Maanta Xil Wareejintii Guddoomiyeyaashii Soo Maray Gobolka Togdheer Ee Mr. Maxamed Aadan Qabyo Tire Iyo Mr. Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Iyo Sida Ay Hadalladoodu U Kala Fog Yihiin, Una Kala Qiimo Badan Yhiin, Arrintaas Oo Noqotay Kaaf Iyo Kala Dheeri Iyo Oday Ka Sheekee, Waxayna Tani Muujinaysaa In Uu Mr. Qabyo-Tire Ahaa Nin Illaahay Ku Manaystay Aftahanimo, Hawl-Karnimo Iyo Guurtinimo, Halka Uu Mr. Ramaaxna Ahaa Nin Ay Ka Muuqato Jirinimo Iyo Dhaqan Dilaalnimo Oo Ay Weliba U Dheer Tahay Qabyaalad Xadhkaha Goosatay Oo Uu Bulshada Gobolka Togdheer Kula Dhex Jirey, Isla Markaana Uu Ahaa Aafo Meel-Baas Laga Keenay Oo Gobolka Togdheer Lagula Soo Khaldamay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News