qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Dagaal Kulul Oo Ka Dhacay Xafladdii Loogu Dabaal-Degayey Sannad-Guuradii 1aad Ee Madaxweyne Farmaajo Iyo Fashilkii Ka Dhacay Magaalada Nairobi, Iyada Oo Dharkii Laga Siibey Taageerayaashii Farmaajo.
February 10, 2018 - Written by qoriadmin

Nairobi-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal La Yaab Leh Oo Ku Saabsan Dagaal Kulul Oo Ka Dhacay Xafladdii Loogu Dabaal-Degayey Sannad-Guuradii 1aad Ee Madaxweyne Farmaajo Iyo Fashilkii Ka Dhacay Magaalada Nairobi, Iyada Oo Dharkii Laga Siibey Taageerayaashii Farmaajo, Calankii Somalia Oo Lagu Tuntay Iyo Kala Carar Ka Dhacay Goobta, Kadib Markii Ay Goobta Soo Weerareen Taageerayaashii Cabdikariin Qalbi-Dhagax Oo Ay Hore Dawlada Somalia Ugu Dhiibtey Dalka Ethiopia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News