qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer Marwo Faadumo Cismaan Oo Kormeer Shaqo Ku Tagtay Deegaanada Hawdka Ee Gobolka Togdheer.
February 10, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer Marwo Faadumo Cismaan Ayaa Kormeer Shaqo Ku Tagtay Deegaanada Hawdka Ee Gobolka Togdheer, Deegaanadaas Oo Ay Ka Mid Yihiin, Degmooyinka Qoryaale, War-Cimraan, Nasiye, Riyo-Xidho, Duruqsi, Dhoqoshey Iyo Balli-Dhiig.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News