qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Shacabka Ku Dhaqan Degmada Ceel-Afweyn Oo Dhaliil Ba’an Ujeediyey Rag Sheegtay In Ay Yihiin Madax-Dhaqameed Oo Doonaya In Ay Fidno Ka Dhex Abuuraan Bulshada Degaankaasi, Kuwaas Oo Faraha Kula Jira Hawlihii Dawladda Hoose Ee Degmadaasi Ceel-Afweyn Iyo Xukuumadda Dhexe Ee Somaliland.
February 10, 2018 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Shacabka Ku Dhaqan Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag Ayaa Dhaliil Ba’an Ujeediyey Rag Sheegtay In Ay Yihiin Madax-Dhaqameed Oo Doonaya In Ay Fidno Ka Dhex Abuuraan Bulshada Degaankaasi, Kuwaas Oo Faraha Kula Jira Hawlihii Dawladda Hoose Ee Degmadaasi Ceel-Afweyn Iyo Xukuumadda Dhexe Ee Somaliland, Raggaas Oo Sida La Sheegay Ka Mid Ahaa Raggii Colaadda Ka Huriyey Deegaanka Dararaweyne Ee Koonfurta Degmada Ceel-Afweyn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News