qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayey Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Iyo Kalluumaysiga Ee Somaliland Md. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) Oo Maanta Kormeer Shaqo Ku Tegey Magaalada Gebiley Ee Xarunta Gobolka Gebiley, Halkaas Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey.
February 10, 2018 - Written by qoriadmin

Gebiley-(QorilugudNews24)-Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayey Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Iyo Kalluumaysiga Ee Somaliland Md. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) Ayaa Maanta Kormeer Shaqo Ku Tegey Magaalada Gebiley Ee Xarunta Gobolka Gebiley, Halkaas Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Wasiir Gaafaadhi Iyo Weftigiisaba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News