qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guriyeynta Ee Somaliland Md. Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Buuhoodle.
February 10, 2018 - Written by qoriadmin

Buuhoodle-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guriyeynta Ee Somaliland Md. Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi  Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta Gobolka Buuhoodle.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News