qorilugudnews24.com
Hanti Dhawrihii Hore Ee Qaranka Somaliland Oo Hanti Dhawraha Cusub Ku Eedeeyey In Uu Wado Aar-Goosi Ku Wajahan Isaga Iyo Shaqaale Kale Oo Ka Mid Ah Shaqalaha Xafiiskaasi, Arrintaas Oo Ka Dhalatay Cadho Hore.
February 10, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hanti Dhawrihii Hore Ee Qaranka Somaliland Md. Siciid Saleebaan Mire Ayaa Hanti Dhawraha Cusub Ee Somaliland Ku Eedeeyey In Uu Wado Aar-Goosi Ku Wajahan Isaga Iyo Shaqaale Kale Oo Ka Mid Ah Shaqalaha Xafiiskaasi, Arrintaas Oo Ka Dhalatay Cadho Hore, Maadama Oo Hanti Dhawraha Cusub Hore Loogu Helay Arrimo Musuq-Maasuq Oo La Xidhiidhey Lunsashada Lacagtii Loogu Tallo-Galay In Dekedda Magaalada Berbera Loogu Soo Iibiyo Taag Cusub Oo Nooca Maraakiibta Jiida Ah.
Waxa Iyana La Yaab Leh In Madaxweyne Muuse Biixi Uu Xil U Magacaabo Shaqsi Hore Loogu Helay Arrimo MusuqMaasuq Iyo Lunsasho Hanti Qaran Oo Aad U Fara Badan, Taas Oo Uu Xataa Ka Marag Kacay Eng. Cali Xoor-Xoor!!!.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News