qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Heestii Somaliland Ha Jabin Weligaa Hadhicin, Waana Ereyadii Abwaan Cabdiqani Xaaji Oktoobar Iyo Codadkii Kooxda North America.
February 11, 2018 - Written by qoriadmin

Columbus, Ohio-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Heestii Somaliland Ha Jabin Weligaa Hadhicin, Waana Ereyadii Abwaan Cabdiqani Xaaji Oktoobar, Laxankii Daaha Gaas, Tumistii Iyo Muusikadii Ustaad Axmed-Weli Ibraahin Furinle Iyo Codadkii Kooxda North America.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News