qorilugudnews24.com
Habar Dhaliweydey Aleelo Ku Waalatay: Xaaladdii Pintland Oo Ku Soo Ururtay Dacaayado Raqiis Ah Iyo Warar Been Abuur Ah Oo Lagu Faafiyo Baraha Internet-Ka Iyo Warbaahinta Taageerta Iyo Militeriga Somaliland Oo Beeniyey Ciidamo Gabaray Ah Oo Ay Pintland Sheegtay In Ay Somaliland Ka Soo Goosteen, Arrintaas Oo Ah Wax Lagu Qoslo.
February 12, 2018 - Written by qoriadmin

Buuhoodle-(QorilugudNews24)-Xaaladdii Maamul-Goboleedka Pintland Ayaa Gebi Ahaanba Ku Soo Ururtay Dacaayado Raqiis Ah Iyo Warar Been Ah Oo Lagu Faafiyo Baraha Internet-Ka Iyo Warbaahinta Taageerta Iyo Militeriga Somaliland Oo Beeniyey Ciidamo Gabaray Ah Oo Ay Pintland Soo Ururisay, Kuna Sheegtay In Ay Ciidamo Somaliland Ka Soo Goostay, Arrintaas Oo Ah Wax Lagu Qoslo Iyo Habar Dhaliweydey Aleelo Ku Waalatay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News