qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Taliyaha Cusub Ee Qaybta Ciidanka Booliska Ee Gobolka Saraar G/Dhexe Xasan Ismaaciil Yuusuf (Gamca-Yare) Oo Maanta Xilkii Kala Wareegey Taliyihii Hore Ee Qabta Booliska Ee Gobolkaasi G/Dhexe Mursal Xaaji Warsame Sugule.
February 12, 2018 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Taliyaha Cusub Ee Qaybta Ciidanka Booliska Ee Gobolka Saraar G/Dhexe Xasan Ismaaciil Yuusuf (Gamca-Yare) Ayaa Maanta Xilkii Kala Wareegey Taliyihii Hore Ee Qabta Booliska Ee Gobolkaasi Saraar G/Dhexe Mursal Xaaji Warsame Sugule Oo Isagana Loo Bedeley Qaybta Ciidanka Booliska Ee Gobolkaasi Gebiley.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News