qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guriyeynta Ee Somaliland Md. Cabdirashiid Ducaale Qambi Oo Maanta La Kulmay Waayeelka, Waxgaradka Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Dhaqan Degmada Buuhoodle.
February 12, 2018 - Written by qoriadmin

Buuhoodle-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guriyeynta Ee Somaliland Md. Cabdirashiid Ducaale Qambi Ayaa Maanta Kulan Ballaadhan La Yeeshay Dhammaan Waayeelka, Waxgaradka Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Ku Dhaqan Degmada Buuhoodle Ee Xarunta Gobolka Buuhoodle.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News