qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guriyeynta Ee Somaliland Md. Cabdirashiid Ducaale Qambi Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Degmada Widh-Widh Ee Gobolka Buuhoodle.
February 12, 2018 - Written by qoriadmin

Widh-Widh-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guriyeynta Ee Somaliland Md. Cabdirashiid Ducaale Qambi Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Degmada Widh-Widh Ee Gobolka Buuhoodle, Halkaas Oo Ay Dadka Kala Hadleen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News