qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ciidankii Ugu Tirada Badnaa Ee Khaatumo Oo Maanta Lagu Qarameeyey Ciidanka Qaranka Ee Somaliland.
February 13, 2018 - Written by qoriadmin

Widh-Widh-(QorilugudNews24)-Ciidankii Ugu Tirada Badnaa Ee Khaatumo Ayaa Maanta Lagu Qarameeyey Ciidanka Qaranka Ee Somaliland, Munaasibaddaas Oo Ka Dhacday Deegaanka Balli-Hadhac Ee Degmada Widh-Widh Ee Gobolka Buuhoodle.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News