qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Eedaymo Uga Yimi Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro.
February 13, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Eedaymo Uga Yimi Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Sidoo Kalena Caddeeyey In Shirkadda Somaliland Investment Company Ee Ay Dadku Ka Qaylinayaan Uu Leeyahay Qaranka Somaliland, Ciddina Aanay Is Hortaagi Karin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News