qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Sanaag Md. Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro) Oo Awaamiir Culus Dul-Dhigay Masuuliyiinta Kala Duwan Ee Dawladda Ee Ka Hawl-Gala Gobolka Sanaag.
February 14, 2018 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Sanaag Md. Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro) Ayaa Awaamiir Culus Dul-Dhigay Masuuliyiinta Kala Duwan Ee Dawladda Ee Ka Hawl-Gala Gobolka Sanaag, Sidoo Kalena Sheegay In Ay Dhammaatay Xilligii Uu Masuulka Xilka Laga Qaadaa Dabada Gelin Jirey Beeshiisa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News