qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Boqoradda Dalkaasi Denmark Margareeta II Iyo Guud Ahaan Shacabka Reer Denmark, Kana Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Boqorkii Dalkaasi Prinssi Henrik.
February 14, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Oo Ku Hadlaaya Magaciisa Iyo Kan Shacabka Reer Somaliland Ayaa Dhambaal Tacsi Ah U Diray Boqoradda Dalkaasi Denmark Margareeta II Iyo Guud Ahaan Shacabka Reer Denmark, Isaga Oo Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Ku Timi Boqorkii Dalkaasi Prinssi Henrik.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News