qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweynihii Hore Ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Tan Iyo Intii Uu Xilka Ka Degey Booqashadiisii Ugu Horeysey Ku Tegey Magaalada Berbera.
February 14, 2018 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Madaxweynihii Hore Ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa Tan Iyo Intii Uu Xilka Ka Degey Booqashadiisii Ugu Horeysey Ku Tegey Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxiil, Halkaas Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News