qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Oo Maanta Kormeer Ku Tegey Suuqa Gobanimo Ee Magaalada Hargeysa Oo Uu Dib U Dhis Ka Socdo.
February 15, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Maanta Kormeer Ku Tegey Suuqa Weyn Ee Gobanimo Ee Magaalada Hargeysa, Halkaas Oo Ay Ka Socoto Hawlo Shaqo Oo Suuqaasi Dib Loogu Dhisayo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News